daarasho-somaliland

Wararka

dhalinyarada gabooye

Haldoorka Dhalinyarda Gabooye Yaa Ugu Mudan In Wasiir Lala Doono Xukuumadda “Muuse” ee La Filayo

Hal-doorkii dhalinyarada Gabooye waxay ku kala jireen sida caadada ah xisbiyadii kala duwanaa ee ku tartamay doorashada Somaliland, Qaarkood waxay ahaayeen Waddani, kuwa kale waxay

Continue Reading »

Qeybta Wararka

muuse biixi

Muuse Biixi oo Ku Guuleysta Madaxtooyada Somaliland

Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd natiijada doorashadii 13-kii bishan qabsoontay, waxaana ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo musharrax madaxweyne u ahaa Muuse Biixi

Continue Reading »

Wararka Archives

jaamac1
“Nin Rooni Ma Raago” Alle Ha-u-naxariisto Aqoonyahan Jaamac Ibiraahim Xaashi
- Oct 5, 2017
    Shabakadda Gabooye waxay ka Tacsiyayneysaa Geeridii naxdinta lahayd ee Aqoonyahan Jaamac Ibraahim Xaashi oo muddo bil ah ka hor ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Jaamac Ibraahim Xaashi oo¬† September 7, 2017 ku ...
jooji cunsuriyadda 11
Jawaab aan Shaafi Ahayn oo ay Sheegeen Qoyska Hoodo, Ma Markii Ugu Horreysay ee Gabadh la Meher Xadaabaa, Maxaa Lagu Haystaa Barkhad?
- May 24, 2017
Xasan Cabdi Rooble oo u hadlay qoyskii aabaha Hoodo Mukhtaar Yuusuf Faarax ayaa ku andacooday in waxyaabaha lagu eedeeyay ay yihiin waxba kama jiraan isla markaana diinta Islamaaka la hareer ...
jooji cunsuriyadda sx
Somaliland: Gabar Loo Jirdilay Guur Xalaal ah oo ay Guursatay Wiil Gabooye ah (Tolow Jacaylku Ma Qabiilbuu Leeyahay!)
- May 22, 2017
Hoodo Mukhtaar Yusuf oo ah gabadh Somalilander ah ayaa waxay is jeclaadeen si xalaal ahna ay isku guursadeen wiil Somalilander Gabooye ah, waxaase ku dhacay dhibaato aaney filayn, kadib markii ...
farmaajo2
Madaxweyne Farmaajo oo Safar Dhulka ah Ku Gaaray K.Galbeed Soomaaliya
- May 8, 2017
Safar dhinaca dhulka ah ayaa waxaa maanta magaalada Afgooye oo 30 km dhanka galbeed ka xigta magaalada Muqdisho ku gaadhay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Gaadiid dagaal oo aad u badan ayaa ...
siyaasiga Somaliland
Qorshe Xumida Siyaasiga Somaliland ee Qeybsiga Dhaxalka Jamhuuriyaddii Duntay( Qaybtii 1aad)
- May 7, 2017
Somaliland lixdankii dal madaxbanaan oo xorriyad ka qaadtey Boqortooyadii Ingiriiska. Hoggaankii siyaasadda iyo bulsho hilow, gacaltooyo,qiiro, muxubbo iyo dareen walaalnimo wadey baa curdin dhadhiyey oo dawladdii u diidey xataa in ...
faysal cali
Muuqaal: Faysal Cali Waraabe oo Baqdin Ka Muujiyay in Soomaaliya laga Qaado Cunoqabteynta Hubka?
- May 6, 2017
Injineer Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga mucaraadka ah ee Ucid ahna murashaxa madaxweyne ee xisbigaas, ayaa baqdin ka muujiyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Dowladda Federaalka Soomaaliya, shirka London ka ...
farmaajo1
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo, Hoggaamiye Ku Dayasho Mudan
- May 4, 2017
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo jiitiya dareenka in badan oo Soomaali ah oo ku dhaqan daafaha dunida, kadib markuu uu booqasho lama filaan ...
barkhad1
Barkhad Jaamac oo Noqday Mucaaradka Ugu Weyn ee Xukuumadda Siilaanyo, Khasaare iyo Faa’iido
- May 3, 2017
Barkhad Jaamac Xirsi oo ah xoghayaha cadaaladda xisbiga Waddani ayaa noqday mucaaradka ugu weyn ee madaxweyne Siilaanyo kadib markii uu horey u ahaa Lataliyaha madaxweynaha ee arriamaha dadka la haybsooco ...

Next Page »