daarasho-somaliland

DIINTA

download (8)

Guushu waxay rabtaa Shaqo adag, dedaal badan, dulqaad iyo qof ku dhiirigeliya!

Abdimaalik Nuur Daad. Maalin ayaa Thomas Edison guriga soo galay, wuxuu warqad u dhiibay Hooyadii. Wuxuu ku yiri, “Macalinkeyga ayaa warqadan ii soo dhiibay, wuxuu

Continue Reading »

Qeybta DIINTA

download

Maqaal: Dadka Maanta Cumraysanaya iyo Xaalkoooda.

Ma u fiirsateen Xaaladda dadka Cimraysanaya ama xajka u socda maanta !haddii aad cimaraysanayso waxaa kugu adkaanaysa inaad dawaafto ama inaad socoto, waxaad ku dhacaysaa

Continue Reading »

DIINTA Archives

laylatul qadri
Dardaaran: Habeenka laylatul-qadriga.
- Jul 9, 2015
  Imaam al shaafici ayaa waxa uu leeyahay habeenka  maalintiisa ka faa'idayta , dadaal maalintii adigoo ajar doonaya , Illaahay habeenkii waxa uu idinku abaal marinayaa inaad heshaan habeenkii layalatul-qadriga. Waa habeen ...
gallery-preview
Calaamadaha Lagu Garto Habeenka Laylatul-Qadriga.
- Jul 9, 2015
Habeenka laylatul qadrigu waxa uu ku jiraa sida loo badan yahay 10-dambe ee ramaadka, sida uu leeyahay Nabi Maxamed (NNKH):" Ka raadiya habeenka laylatul-qadirga 10-dambe ee ramadaan . Sheekh Ibnu Cuthaymiin ...
images (3)
Afar-Qof Oo Aan Helayn Nasiibka ah In Loo Dambi Dhaafo Bisha Ramadaan.
- Jun 18, 2015
                              Qof kasta oo bisha Ramadaan Sooma Iimaan iyo Xisaabtanna ku sooma waa loo dambidhaafayaa. Afar qof  looma dambi dhaaf wax kasta oo ay sameeyaan. Qofka Khamriga Caba. Qofka Waalid Caasiga Ah, waa qof ...
imss
Barashada shareecada Islaamka –Fiqhiga Imaam Al-shaafici. Kitaabka Dahaaradda
- May 2, 2015
                    Biyaha, Darsiga (1) Laguuma ogola inaad ku daahiriso jidhkaaga  ama aad kudaahiriso dharkaaga Biyo Daahir ah Mooyee, Biyahana waxaa loo yaqaanaa sharciga biyaha Roobka , biyaha Ceelasha ama si kastaba ha ...
download (3)
Jabir Binu Xayaan.
- Apr 19, 2015
                                    Jabir ibnu Cabdillaah: Aabihii Cilmiga Chemistariga Jaabir binu Xayaan binu  cabdillaah Al usdi Alkufi al dusi Abu-Musa, ama Abu-Cabdillaah, waxa uu ahaa shakhsi aad caan u ah waxaa lagu naanaysi jiray ...
11150567_1176680799024927_5658051498984044937_n
Hadalka Wanaagsani Waa Sadaqo.
- Apr 14, 2015
Inbadan Oo Dadka Kamid ahi Way ku Farxaan Markay Maqlaan Hadal Fiican ama wanaagsan, sidaa daraadeed Nabi Maxammed (NNKH) waxa uu inoo sheegay "Hadalka Wanaagsani Waa Sadaqo" " النبي ﷺ أن" ...
download (3)
Ibnu Baaja… Dhakhtar ,Phalsover.
- Apr 13, 2015
                Abu-bakar binu Max'ed Binu yaxya binu Saaiq altujibi al saraqasdi, waxa uu ku caan baxay Ibnu baajjah, waxa uu kamid ahaa dadkii ugu caan sanaa Phasovaradii Andulus, waxa uu ka ...
download (1)
Khawarizmi : Aasaasihii  Cilmiga Al-Jabraha.
- Apr 2, 2015
Magaciisu waa : Maxamed Ibnu Musaa Al Khawaarzmi, waxa uu u dhashay meesha la yiraahdo khawaarizma oo hadda ka tirsan Dalka Uzbekistan, waxaa uu noolaa xilligii khaliifkii AlMa'muum, waxa uu ...

Next Page »