daarasho-somaliland

Sheeko

aaarrr

Qisso cajiib ah: Markaan Qaadkii ku mirqaamay ayaan Xabsi ku galay Kijinkii gurigayga!!

Majiro qof ii sheegi kara fa’iido iyo waxtar uu Qaadku leeyahay ,Qaadku miyirka iyo maankaba waa uu lumiyaa,waxaa laga yabaa in dhibtiisu ay kalla badan

Continue Reading »

Sheeko Archives

441
Sheeko Jacayl Oo Ku Dhamaatay si farxad leh kadib 77-sanno.
- Sep 20, 2015
Sheeko wax u dhigma aad ku arkayso Filimaanta iyo Riwaayadaha jacayl oo kaliya ayaa dhex martay Mustafa iyo Dondo, qisadaas ayaa ku dhamaatay si farxadleh kadib 77-sanno. Sanadkii 1938-dii tuulo yar ...
juxa
Qofka Bakhayla wax yar waxbadan inuu bixiyo Lagama filayo.
- Sep 17, 2015
sheeko ku saabsan Juxa iyo Taajir. Juxa ayaa waxay caado u ahayd inuu Illaahay baryo salaad kasta ka dib , waxaana ducadiisa kamid ahayd Illahayow 1000-dirham oo dahab ah isii, iyo ...
sheekadii qufulka iyo Miftaaxa
Akhriso: Sheekada Qufulka iyo Miftaaxa.
- Aug 26, 2015
                            Waa sheeko xiiso badan oo tusaale u ah xaalka maanta gabooyuhu ku sugan yahay . Waxaa la sheegaa nin ayaa maalin kasoo baxay gurigiisa si uu beertiisa uga shaqeeyo sidii caadada ...
download (3)
Sheeko Magaceeda La yidhaahdo Waa lakala Qaadaa.
- Jun 11, 2015
                        Wariye Maxamed Cali Waji. Xikaayaadka Qisada Murtida iyo Maadda iyo sheekaad inoo dhaxa.     Wakhtiyada xaadirka ah markaynu eegno inta Af-Soomaaliga ku hadasha meel kastaba ha joogaane waxaad moodaa in ififaallo Cusubi dadka ...
17-660x330
Muddo 8-sanadood ah Ayuu Ku riyoonayay Hooyadii Oo La Cadaabayo; tolw Hooyadaasi Maxay Samayn jirtay.
- May 21, 2015
Qiso layaableh oo ay mudan tahay in lagu cibro qaato. -Waa inan dhalinyaro ah Hooyadii ayaa geeriyootay oo tii Alla u timid , laakiin waxa uu habeen kasta waxa uu hurdada ...
images
Islaan Ibliis Qaruurad Ku Ridday(Sheeko Xiiso Badan).
- May 19, 2015
                  Islaan  ayaa wakhti wakhtiyada ka mid ah la tartantay Ibliis,  Islaantu  waxay la fadhiday nin dawaarle ah markaasuu ku yidhi maad igula tartamaysaa inaan ninkan dawaar laha ah waswaasinno isla ...
download (12)
Ahlu Baydkii Nabigu Xaaskay Iiga Umuliyeen , Amiir Al-Mu’miniina Raashinkuu noo kariyay. Sheeko Layaab leh.
- May 10, 2015
                  Habeen kamid ah habeenada ayaa Cumar Binu Khadaab ku wareegayay magaalada si uu u xansado oo uu u ogaado xaalada ay ku noolyihiin dadka uu madaxda u yahay, waxa uu ...
download (6)
Khayrka aad Kasbataa Aduu Ku anfici , Sharta aad Maleegtaana aday Ku Sugaysaa.
- May 5, 2015
                sheeko xikmad iyo xiisaba leh. Waxaa dhacday xilliyadii hore in hooyo caruurteeda u samayn jirtay subax kasta toodhi ciyaalkeeda, waxayse ugu tala gali jirtay midh dheeraad ah oo ay ugu tala ...

Next Page »