daarasho-somaliland

Dunida

xayawaan badeedka

Dalka Ruushka: Xayawaanka Badda Qaarkood oo Loo Tababarayo Askarinimo (Muuqaal)

Telefishin laga leeyahay dalka Ruushka ee ka faallooda dunida xayawaanka oo la yiraahdo “Repettle TV”, ayaa muuqaal kasoo duubay xayawaanka seals-ka oo hub lagu tababarayo,

Continue Reading »

Qeybta Dunida

1-183

Da’deedu Waa 98 jir, Dadka Ka Farcamayna Waa 150 Ruux, Waxayna Taageero u Tahay Koox Caan ah oo Ka Dhisan Dalka Ingiriiska!!!

Margaret Howarth waa ayeeyo da’deedu ay sii cagacageynayso 97 jir, waxay sheegtay iney leedahay qoyska ugu ballaadhan dalka Ingiriiska, tirada dadka ka farcamay waxay gaareysaa

Continue Reading »

Dunida Archives

61-191738-turkey-shorter-woman_700x400-400x229
Haweenaydii Ugu Gaabneyd iyo Tii Ugu Dheerayd Adduunka oo ka Qeybgalay Aftidii Dastuurka ee Dalka Turkiga
- Apr 18, 2017
Aftidii dastuurka ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacay arrimo badan oo cajiib ah oo dadku ay aad ula yaabeen, waxaana ka mid ahaa in haweenaydii ugu gaabneyd dunida ...
oday1
Muuqaal: Oday 125 jir ah oo muddo 100 sano ah aan Ka Faaruqin Kacbada!!
- Apr 2, 2017
Dadka baraha bulshada adeegsada ayaa waxay isla dhexmarayeen muuqaal laga soo duubay oday waayeel ah oo da'diisu tahay 127 sano oo muddo 100 sano ah aan marna ka faaruqin Xaramka ...
edwin
Afhayeenka Dowladda Ingiriiska Ee Bariga dhexe iyo Waqooyiga Afrika oo Si Weyn Ula Dhacsan Eedaanka Salaadda (Muuqaal)
- Nov 8, 2016
Afhayeenka xukuumadda Ingiriiska ee Bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika  Edwin Samuel ayaa bartiisa Twitterka ku soo daabacay muuqaal uu ku ammaanayo Eedaanka Salaadda oo uu ku sheegay mid qalbiga iyo ...
sirta-dumarka
7 Sir oo aaney Xaaskaagu Kuu Sheegayn Waligeed-Qeyb ka Daalaco Sanduuqa Siraha Dumarka
- Sep 18, 2016
Si kasta oo aad u tanah nin caqli badan u dadaal badan waxaad ogaataa iney jirtaa siro badan oo aadan ka gun gaadhi karin xaaskaaguna ay kaa qarineyso waligeedna aan ...
maydhasho
Maydhashada Joogtada ah oo ay Dhakhaatiirtu ka Dayriyeen, tolow Maxaa Cusub?
- Sep 15, 2016
Inta badan waxaa la aamisanahay in maalin qubeysku hoos udhigo jeermiska iyo usgagga jirka laakiin xaaladdu sidaa way ka duwan tahay. Waxaa iska caadi ah iney si joogta ah u meydhaan ...
cua-da
Layaab: Gabadh aad u Foolxun ayuu Kasoo Saaray Geenyo; Kadibna Wuu Guursaday!!! + Sawirro
- Aug 11, 2016
Dumarku waxay jecel yihiin markay kasoo baxaan saalada qalliinka is qurxinta iney arkaan wajigooda oo aad uga duwan  kii hore loogu yaqaaney aadna uga qurux badan kii ay hore u ...
tareen
Qoortuu ka Dhiibtay Tarreenkii uu la Socday, kadibna Wuu Is Waayay…. Dhacdo Naxdin leh oo Ka Dhacday dalka Ingiriiska
- Aug 9, 2016
Nin ayaa ku geeriyooday dhacdo waddo caasimadda Ingiriiska ee London, kadib markii uu qoortiisa ka dhiibtay daaqadda tareen uu la socday, waxaa si lama filaan ah dhinaca kale kaga yimid ...
qof1
Qofkii Ugu Horreeyay ee Dunida oo Sugaya in Qalliin Lagu Bedalo Madaxiisa(Sawirro)
- Aug 8, 2016
Suurtogal matahay in madax lagu tallaalo shakhsi kale? September tan soo socota ayaa suurtogal ah in la isku dayo qalliinkii ugu horreeyay  ee noocaa ah. Ninkan magaciisa waxaa la yiraahdaa Valery ...

Next Page »