daarasho-somaliland

Ahlu Baydkii Nabigu Xaaskay Iiga Umuliyeen , Amiir Al-Mu’miniina Raashinkuu noo kariyay. Sheeko Layaab leh.

download (12)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Habeen kamid ah habeenada ayaa Cumar Binu Khadaab ku wareegayay magaalada si uu u xansado oo uu u ogaado xaalada ay ku noolyihiin dadka uu madaxda u yahay, waxa uu arkay teendho waxaanuu ku arkay meel  aanuu uga baran, waxa uu u dhaqaaqay meeshii ay ku taallay teendhadu oo uu aqalku ka dhisnaa, markii uu u dhawaaday ayuu maqlay cod kasoo baxay teendhadii wuu usoo dhawaaday , teendhadii dadkii ku jiray ayuu u dhawaaqay oo uu u yeedhay si ay ugu soo baxaan , nin ayaa usoo baxay .

Cumar ayaa waydiiyay :Kumaad tahay ?, waxa uu ugu jawaabay: waxaan ahay nin reer baadiye ah , abaar ayaa nagu dhacday , aniga iyo ehelkaygiiba waan nimi anagoo cumar ka doonayna inaan ka helno kaalmaati iyo gacan qabad, waxaan soo maqalnay inuu Cumar dadka Gacan qabto, dadkana uu u wanaagsan yahay.

Cumar: waa maxay taahaa aan maqlayo ee dhagahayga soo gaadhaya?

Waxa uu ugu jawaabay: waa xaaskayga oo la taahaysa xanuunka foosha.

Cumar: ma haysataa cid ka dhalisa oo Umuliso ma la joogtaa?

Waxa uu ugu jawaabay:Maya!!! Waa iniga iyo iyada oo kaliaya.

Cumar:Oo gabadha waxaad siiso ma u haysaa?

Waxa uu ugu jawaabay: Maya.

Cumar: iyara sug, waxaan keenayaa waxaad cuntaan iyo Umuliso labadaba.

Cumar Binu Khadaab waxa uu dib ugu noqoday gurigiisii , waxaa guriga ku sugnaa xaaskiisa oo ahay Umu Kalthuum bintu Cali binu abii Daalib.

Wuu u yeedhay ;gabadhii labada karaamaysnaa ay iska dhaleeney, ma ka faa’iday sanaysaa khayr Illaahay kuu keenay.

Waxay ugu jawaabtay: Oo Muxuu ahaa ?

Waxa uu ugu jawaabay Cumar:Waxaa meel halkana joogta Miskiin faqiir ah oo ay fooshu hayso.

Waxay ugu jawaabtay: oo ma waxaad doonaysaa inaan howshaa anigu qabto oo aan ka dhaliyo?

Istaag gabadhii ay iska dhaleen labadii karaamaysnayd , waxaanad soo diyaarisaa wixii gabadha umulaysaa u baahnayd, cumar isaguna waxa uu qaaday wixii raashin ahaa isagoo waliba tunkiisa ku xamaalayay.

Waxay yimaadeen meeshii teendhada ahayd, Umu Kathuum waxay u gashay gabadhii fooshu haysay si ay uga dhaliso, Cumar waxa uu la fadhiistay ninkii Albaabka teendhada , isagoo waliba raashinkii karinaya .

Umu Kalthuum ayaa u yeedhay :

Amiirkii Mu’miniintow waxaad u sheegtaa ninka inuu Illaahay wiil siiyay xaaskiisuna caafimaad qabto.

Ninkii marka uu maqlay Amiir al Mu’miniin gadaal ayuu u durkay isagoo layaab  ay ku noqotay!!!!!! Muu ogay inuu ahaa Amiirkii Mu’miniinta.

Cumar ayaa ku qoslay , waxa uu ku yidhi soo dhawaw, xaaska waxaa ka umuliyayna waliba waa umu kalthuum gabadhii uu dhalay Cali Binu Abii Daalib.

Ninkii oohin ayuu is hayn kari waayay, Ahlu baydkii nabiga ayaa xaaska iiga umuliyay, Amiir al Mu’miniina isagaa wax u karinaya xaaskayga!!.

Cumar ayaa ku yidhi; Qaado tanna oo waliba intaad nala joogto biilkaaga anagaa kuu keenayna.

Arinkaa Uu sameeyay Sayidinaa Cumar Binu Khadaab waa wadiiqadii ay ka barteen nabi Mux’ed (SCW).


Shabakada Gabooyaha.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay iyo Barnaamijyo Xiiso Badan

Nagala Soo Xiriir E-mail Gabooyaha@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (Fikirkaagu Waa Muhiim) (0)




DUNIDA

xayawaan badeedka Dalka Ruushka: Xayawaanka Badda Qaarkood oo Loo Tababarayo Askarinimo (Muuqaal)
- May 7, 2017
Telefishin laga leeyahay dalka Ruushka ee ka faallooda dunida xayawaanka oo la yiraahdo "Repettle ...
1-183 Da’deedu Waa 98 jir, Dadka Ka Farcamayna Waa 150 Ruux, Waxayna Taageero u Tahay Koox Caan ah oo Ka Dhisan Dalka Ingiriiska!!!
- Apr 23, 2017
Margaret Howarth waa ayeeyo da'deedu ay sii cagacageynayso 97 jir, waxay sheegtay iney leedahay ...
61-191738-turkey-shorter-woman_700x400-400x229 Haweenaydii Ugu Gaabneyd iyo Tii Ugu Dheerayd Adduunka oo ka Qeybgalay Aftidii Dastuurka ee Dalka Turkiga
- Apr 18, 2017
Aftidii dastuurka ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacay arrimo badan oo cajiib ...
oday1 Muuqaal: Oday 125 jir ah oo muddo 100 sano ah aan Ka Faaruqin Kacbada!!
- Apr 2, 2017
Dadka baraha bulshada adeegsada ayaa waxay isla dhexmarayeen muuqaal laga soo duubay oday waayeel ...
edwin Afhayeenka Dowladda Ingiriiska Ee Bariga dhexe iyo Waqooyiga Afrika oo Si Weyn Ula Dhacsan Eedaanka Salaadda (Muuqaal)
- Nov 8, 2016
Afhayeenka xukuumadda Ingiriiska ee Bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika  Edwin Samuel ayaa bartiisa Twitterka ...
sirta-dumarka 7 Sir oo aaney Xaaskaagu Kuu Sheegayn Waligeed-Qeyb ka Daalaco Sanduuqa Siraha Dumarka
- Sep 18, 2016
Si kasta oo aad u tanah nin caqli badan u dadaal badan waxaad ogaataa ...
maydhasho Maydhashada Joogtada ah oo ay Dhakhaatiirtu ka Dayriyeen, tolow Maxaa Cusub?
- Sep 15, 2016
Inta badan waxaa la aamisanahay in maalin qubeysku hoos udhigo jeermiska iyo usgagga jirka ...
cua-da Layaab: Gabadh aad u Foolxun ayuu Kasoo Saaray Geenyo; Kadibna Wuu Guursaday!!! + Sawirro
- Aug 11, 2016
Dumarku waxay jecel yihiin markay kasoo baxaan saalada qalliinka is qurxinta iney arkaan wajigooda ...
tareen Qoortuu ka Dhiibtay Tarreenkii uu la Socday, kadibna Wuu Is Waayay…. Dhacdo Naxdin leh oo Ka Dhacday dalka Ingiriiska
- Aug 9, 2016
Nin ayaa ku geeriyooday dhacdo waddo caasimadda Ingiriiska ee London, kadib markii uu qoortiisa ...
qof1 Qofkii Ugu Horreeyay ee Dunida oo Sugaya in Qalliin Lagu Bedalo Madaxiisa(Sawirro)
- Aug 8, 2016
Suurtogal matahay in madax lagu tallaalo shakhsi kale? September tan soo socota ayaa suurtogal ...
flying car Gawaadhida Duusha oo Goordhow Suuqyada Caalamka Soo Galeysa, Cajiib!! , (Daawo)
- Aug 7, 2016
Suurtogal waxaa ah in wakhti dhow dunida laga soo saaro baabuurta duusha ee loo ...
dallad Shakhsigii Ugu Horreeyay Dunida ee kasoo Booda Sareyn Dhan 25 kun oo Feet Isagoo Dallad la’aan ah!! (Muuqaal)
- Aug 1, 2016
Shakhsi naftii hure ah oo u dhashay dalka Mareykanka lana yiraahdo Luc Eakins ayaa ...
shabeel Muuqaal Toos ah : Haweenay uu Shabeel Ku Qaatay Dalka……
- Jul 27, 2016
Haweenaydan ayaa gaarigii ay wadatay kasoo dagtay si lama filaan ah iyadoo isku dayaysay ...
diyaarad Diyaaradda Barri Biyoodka ah ee Dunida Ugu Weyn
- Jul 24, 2016
Dalka Shiinaha ayaa daaha ka rogay diyaaradda ugu weyn dunida ee barri biyoodka ah, ...
mucjiso Ku Ogow Mucjisada Nolosha 4 Daqiiqo Gudaheed (MUUQAAL)
- Jul 24, 2016
Noloshu waa hibo Illaahay ina siiyayay, waa hadiyadda ugu weyn ee la bixiyo, waa ...