daarasho-somaliland

Sheeko Magaceeda La yidhaahdo Waa lakala Qaadaa.

 

download (3)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wariye Maxamed Cali Waji.

Xikaayaadka Qisada Murtida iyo Maadda iyo sheekaad inoo dhaxa.

 

 

Wakhtiyada xaadirka ah markaynu eegno inta Af-Soomaaliga ku hadasha meel kastaba ha joogaane waxaad moodaa in ififaallo Cusubi dadka ay  ku soo badanayaan , haddaynu goonni ula baxno waa sheekadeenu halkay ku saabsan tahaye xanuunkan dadka madaxa kaga dhaca waa bidaarta iyo tima la’aanta’e , waxaad moodaa maalinba maalinta ka damaysa inay kusoo badanayso Bulshada.

Barigii hore muddo aan sidaa u sii fogaynba haddii laga eego 50ama 40-sanadood ka hor, dadka bidaarta leh ee magaalooyinka soomaaliland joogaa waxay ahaaayeen dad tirsan waxaana lagu naanaysi jiray tukaanka heleb haysto ama tukaanka ninkii bidaarta lahaa haysto hebel bidaar, maanta shantii nin ee ku dhaafayaba Afar ama sadex ayaa bidaar leh, waxaad moodaa in bidiirtii ay soo korodhay tiradeedu.

Hadaba sheekadeena oo arrinkaa ku saabasan ayaa laba nin oo saaxiib ahaa dhalinyarana ahaa oo midkood guur meer ahaa ayaa ahaa raggaa xiiran ee aan xabbad lagu ogayn, kan kala waxa uu ahaa nin kaftan badan oo muxash-xasha ah oo dadka aadka ula kaftamaha ah , ninkan bidaarta leh ee guurmeerkii wuxuu la sheekaysan jiray inan iyana markaa ay markaa meel dhigteen oo ay ku tala galeen inay is guursandaa , saaxiibkii wuu ka war hayay waanuu la tabaabushayn jiray kolba haylakay wax la marayso waanay isku warrami jireen .

Maalin buu dabadeed ininkii u waydaartay gabadhii oo uu u tagay isagoo la kaftamaya , inantii ku yidhi hebel ma kusoo maray caawa, markaasay tidhi mayee ma arag wali, markaasuu ku yidhi hebel hadduu yimaaddo maqaaxidaasaan fadhiyaaye ha iigu yimaaddo, markaasuu qosloo intuu sidaa u eegay ku yidhi ;naa iska ilaali waa la kala qaadaaye.

Inaadeer maxaa la kala qaadaa?

Dee bidaarta, iyadu markaa ma oga inuu inankani bidaar leeyahay .

Oo yaa bidaar leh?

Saaxiibkay ninkan kula sheekaysta.

Waxay ku tidhi war naga tag wuu soo xiirtaaye!!

Oo habeen walba muu soo xiirtaa, naa waanad ogayne xabbad laguma ogay tin ma leh.

Oo miyaa laka qaadaa?

Waa laka qaadaa habla badan oo magaalada jooga ayaa waxaa la haasaawi jiray rag sidan oo kale ah , dabeedna qaadsiiyay oo maanta gambada ku adkeeya madaxa, markaa iska ilaali.

Inantii baa rumaysatoo tidhi waa la hoogaye sideen hadaba sameeyaa dee illeen ninka arrina way inaga dhaxaysaaye?

Markaasuu yidhi laba tallaabo yaanuu kuu soo dhaafin, waliba habeenkii ayuu fayriskeedu boodaa ayuu ku yidhi bidaarta oo waa la kala qaadaa, oo wuu iskaga tagay.

Oo isna walaal yuu ka qaaday ?

Adeerkii oo dhintay oo xanuun sanayay ayuu ka qaaday oo bidaar lahaa ayaa qaadsiiyay .

Dee bal orod waaban is ilaalin doonaaye.

Markiiba wuu u yimid markaasuu soo ag fadhiistay , markaasay intay qososhay hoosna u foorarsatay ku tidhi , war igala durug waan ogaadoo waa la kala qaadaaye.

Naa bahashee?

Waar orod iga wallo waa la ii sheegee ha iqaadsiinine , habla badan ayaad qaadsiiseene.

Naa waxan aad sheegaysaa waa maxay?

Bidaarta dee?waa laka qaadaaye .

Markaasuu qosluu ku yidhi naa yaa kugu yidhi waxan.

Nin iga naxaya.

Oo kaasi waakee?

Markaasay tidhi waa yarkii cali eed saaxiibka ahaydeen.

Markaasuu farxoo intuu qoslay ku yidhi ;naa wallahi nacas baad tahay , haddii la kala qaadayo maan isagaba qaadsiiyo.

halkan ka dhagayso sheekadaas oo aad u xiiso badan :

 


Shabakada Gabooyaha.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay iyo Barnaamijyo Xiiso Badan

Nagala Soo Xiriir E-mail Gabooyaha@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (Fikirkaagu Waa Muhiim) (0)




DUNIDA

xayawaan badeedka Dalka Ruushka: Xayawaanka Badda Qaarkood oo Loo Tababarayo Askarinimo (Muuqaal)
- May 7, 2017
Telefishin laga leeyahay dalka Ruushka ee ka faallooda dunida xayawaanka oo la yiraahdo "Repettle ...
1-183 Da’deedu Waa 98 jir, Dadka Ka Farcamayna Waa 150 Ruux, Waxayna Taageero u Tahay Koox Caan ah oo Ka Dhisan Dalka Ingiriiska!!!
- Apr 23, 2017
Margaret Howarth waa ayeeyo da'deedu ay sii cagacageynayso 97 jir, waxay sheegtay iney leedahay ...
61-191738-turkey-shorter-woman_700x400-400x229 Haweenaydii Ugu Gaabneyd iyo Tii Ugu Dheerayd Adduunka oo ka Qeybgalay Aftidii Dastuurka ee Dalka Turkiga
- Apr 18, 2017
Aftidii dastuurka ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacay arrimo badan oo cajiib ...
oday1 Muuqaal: Oday 125 jir ah oo muddo 100 sano ah aan Ka Faaruqin Kacbada!!
- Apr 2, 2017
Dadka baraha bulshada adeegsada ayaa waxay isla dhexmarayeen muuqaal laga soo duubay oday waayeel ...
edwin Afhayeenka Dowladda Ingiriiska Ee Bariga dhexe iyo Waqooyiga Afrika oo Si Weyn Ula Dhacsan Eedaanka Salaadda (Muuqaal)
- Nov 8, 2016
Afhayeenka xukuumadda Ingiriiska ee Bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika  Edwin Samuel ayaa bartiisa Twitterka ...
sirta-dumarka 7 Sir oo aaney Xaaskaagu Kuu Sheegayn Waligeed-Qeyb ka Daalaco Sanduuqa Siraha Dumarka
- Sep 18, 2016
Si kasta oo aad u tanah nin caqli badan u dadaal badan waxaad ogaataa ...
maydhasho Maydhashada Joogtada ah oo ay Dhakhaatiirtu ka Dayriyeen, tolow Maxaa Cusub?
- Sep 15, 2016
Inta badan waxaa la aamisanahay in maalin qubeysku hoos udhigo jeermiska iyo usgagga jirka ...
cua-da Layaab: Gabadh aad u Foolxun ayuu Kasoo Saaray Geenyo; Kadibna Wuu Guursaday!!! + Sawirro
- Aug 11, 2016
Dumarku waxay jecel yihiin markay kasoo baxaan saalada qalliinka is qurxinta iney arkaan wajigooda ...
tareen Qoortuu ka Dhiibtay Tarreenkii uu la Socday, kadibna Wuu Is Waayay…. Dhacdo Naxdin leh oo Ka Dhacday dalka Ingiriiska
- Aug 9, 2016
Nin ayaa ku geeriyooday dhacdo waddo caasimadda Ingiriiska ee London, kadib markii uu qoortiisa ...
qof1 Qofkii Ugu Horreeyay ee Dunida oo Sugaya in Qalliin Lagu Bedalo Madaxiisa(Sawirro)
- Aug 8, 2016
Suurtogal matahay in madax lagu tallaalo shakhsi kale? September tan soo socota ayaa suurtogal ...
flying car Gawaadhida Duusha oo Goordhow Suuqyada Caalamka Soo Galeysa, Cajiib!! , (Daawo)
- Aug 7, 2016
Suurtogal waxaa ah in wakhti dhow dunida laga soo saaro baabuurta duusha ee loo ...
dallad Shakhsigii Ugu Horreeyay Dunida ee kasoo Booda Sareyn Dhan 25 kun oo Feet Isagoo Dallad la’aan ah!! (Muuqaal)
- Aug 1, 2016
Shakhsi naftii hure ah oo u dhashay dalka Mareykanka lana yiraahdo Luc Eakins ayaa ...
shabeel Muuqaal Toos ah : Haweenay uu Shabeel Ku Qaatay Dalka……
- Jul 27, 2016
Haweenaydan ayaa gaarigii ay wadatay kasoo dagtay si lama filaan ah iyadoo isku dayaysay ...
diyaarad Diyaaradda Barri Biyoodka ah ee Dunida Ugu Weyn
- Jul 24, 2016
Dalka Shiinaha ayaa daaha ka rogay diyaaradda ugu weyn dunida ee barri biyoodka ah, ...
mucjiso Ku Ogow Mucjisada Nolosha 4 Daqiiqo Gudaheed (MUUQAAL)
- Jul 24, 2016
Noloshu waa hibo Illaahay ina siiyayay, waa hadiyadda ugu weyn ee la bixiyo, waa ...