daarasho-somaliland

7 Sir oo aaney Xaaskaagu Kuu Sheegayn Waligeed-Qeyb ka Daalaco Sanduuqa Siraha Dumarka

Si kasta oo aad u tanah nin caqli badan u dadaal badan waxaad ogaataa iney jirtaa siro badan oo aadan ka gun gaadhi karin xaaskaaguna ay kaa qarineyso waligeedna aan laga yaabin inaad ka ogaato.

Hadaba waxaan akhristayaasha u soo bandhigeynaa 7 sirood oo aan marna laga yaabin iney xaaskaagu kuu sheegto:

  1. Waxay kaa dooneysaa inaad dhanka wax bixinta ku horreyso si kasta oo ay qani u tahay waxna u haysato. Waxay dooneysaa iney dareento oo ay ku xasisho inaad adigu mas’uul ka tahay qoryska wax kasta oo loo baahdana aad adigu bixineyso.
  2. Sireheedii gaarka ahaa ee wakhtigii doobnimada marna laga yaabo iney kuu sir baxdo, sababtuna waa iney laabtay faly kasta oo guurka ka horreyay isla markaana ay doonayso iney fayl cusub furto oo aaney dib u jalleecin wixii hore.
  3. Waxay Kuu Xiistaa laakiin kuuma sheegayso, ragga qaar waxay aaminsan yihiin inaan dumarkoodu u xiisin la seexadkooda oo aaney dan ka lahayn, taa arrinku waa ka duwan yahay oo dumarku waxay aad u xiiseeyaan in raggooda Illaahay u banneeyay ay la sheekaystaan oo ay la ciyaaraan.
  4. Munaasabad kasta waxay kaa filaysaa hadiyad goonni ah, haddii ay ku nooshahay wadamada galbeedka waxaa fiican inaad u ilaaliso munaasabadaha dhalashada Ciidaha oo ay kaa filayso hadiyado qiimo badan, haddii ay gudaha dalka joogtana xilliyada ku weyn agteeda waxay kaa fileysaa sidoo kale inaan hadiyado u geyso taasi waxay sii kobcineysaa jacaylka dhexdiinna.
  5. Mararka qaar waxay u baahan tahay Aamusnaan, haddii aad aragto haweynaydaada oo aamisan oo aan dooneyn iney hadasho ha u qaadan iney xanaaqsan tahay ama ay murugeysan tahay, maxaa yeelay? Mararka qaar waxay u baahan tahay nasiinno ay kaga nasato howsha guriga iyo buuqa caruurta.
  6. Xaaskaagu waxay jeceshahay iney wax kasta la wadaagto; sidaa darteed waxaa kugu haboon inaad howsheeda oo dhan la wadaagto sida ay iyadu rabo, xitaa haddii ay noqoto shaqadeeda gaarka ah.
  7. Markasta waxaa waajib ah in ay xaaskaagu noqoto mid qurux badan oo da’yar adiga aragtidaada, oo dumarku waxay aad u qadariyaan ammaanta raggooda, taas oo uga dhigan inaad agtooda muhiimad ka leedahay si aadna aad u daneynayso.

Hadaba maanta waxaan qeyb ka furnay sanduuqa siraha dumarka, xishoodka Illaahay u dhaliyay darteedna aaney u soo bandhigan karin arrimahan raggoodana aaney u sheegi karin, laakiin la rabo iney raggu ku baraarugaan oo ay arrimahaan fahmaan.

sirta-dumarka


Shabakada Gabooyaha.com Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay iyo Barnaamijyo Xiiso Badan

Nagala Soo Xiriir E-mail Gabooyaha@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (Fikirkaagu Waa Muhiim) (0)




DUNIDA

xayawaan badeedka Dalka Ruushka: Xayawaanka Badda Qaarkood oo Loo Tababarayo Askarinimo (Muuqaal)
- May 7, 2017
Telefishin laga leeyahay dalka Ruushka ee ka faallooda dunida xayawaanka oo la yiraahdo "Repettle ...
1-183 Da’deedu Waa 98 jir, Dadka Ka Farcamayna Waa 150 Ruux, Waxayna Taageero u Tahay Koox Caan ah oo Ka Dhisan Dalka Ingiriiska!!!
- Apr 23, 2017
Margaret Howarth waa ayeeyo da'deedu ay sii cagacageynayso 97 jir, waxay sheegtay iney leedahay ...
61-191738-turkey-shorter-woman_700x400-400x229 Haweenaydii Ugu Gaabneyd iyo Tii Ugu Dheerayd Adduunka oo ka Qeybgalay Aftidii Dastuurka ee Dalka Turkiga
- Apr 18, 2017
Aftidii dastuurka ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhacay arrimo badan oo cajiib ...
oday1 Muuqaal: Oday 125 jir ah oo muddo 100 sano ah aan Ka Faaruqin Kacbada!!
- Apr 2, 2017
Dadka baraha bulshada adeegsada ayaa waxay isla dhexmarayeen muuqaal laga soo duubay oday waayeel ...
edwin Afhayeenka Dowladda Ingiriiska Ee Bariga dhexe iyo Waqooyiga Afrika oo Si Weyn Ula Dhacsan Eedaanka Salaadda (Muuqaal)
- Nov 8, 2016
Afhayeenka xukuumadda Ingiriiska ee Bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika  Edwin Samuel ayaa bartiisa Twitterka ...
sirta-dumarka 7 Sir oo aaney Xaaskaagu Kuu Sheegayn Waligeed-Qeyb ka Daalaco Sanduuqa Siraha Dumarka
- Sep 18, 2016
Si kasta oo aad u tanah nin caqli badan u dadaal badan waxaad ogaataa ...
maydhasho Maydhashada Joogtada ah oo ay Dhakhaatiirtu ka Dayriyeen, tolow Maxaa Cusub?
- Sep 15, 2016
Inta badan waxaa la aamisanahay in maalin qubeysku hoos udhigo jeermiska iyo usgagga jirka ...
cua-da Layaab: Gabadh aad u Foolxun ayuu Kasoo Saaray Geenyo; Kadibna Wuu Guursaday!!! + Sawirro
- Aug 11, 2016
Dumarku waxay jecel yihiin markay kasoo baxaan saalada qalliinka is qurxinta iney arkaan wajigooda ...
tareen Qoortuu ka Dhiibtay Tarreenkii uu la Socday, kadibna Wuu Is Waayay…. Dhacdo Naxdin leh oo Ka Dhacday dalka Ingiriiska
- Aug 9, 2016
Nin ayaa ku geeriyooday dhacdo waddo caasimadda Ingiriiska ee London, kadib markii uu qoortiisa ...
qof1 Qofkii Ugu Horreeyay ee Dunida oo Sugaya in Qalliin Lagu Bedalo Madaxiisa(Sawirro)
- Aug 8, 2016
Suurtogal matahay in madax lagu tallaalo shakhsi kale? September tan soo socota ayaa suurtogal ...
flying car Gawaadhida Duusha oo Goordhow Suuqyada Caalamka Soo Galeysa, Cajiib!! , (Daawo)
- Aug 7, 2016
Suurtogal waxaa ah in wakhti dhow dunida laga soo saaro baabuurta duusha ee loo ...
dallad Shakhsigii Ugu Horreeyay Dunida ee kasoo Booda Sareyn Dhan 25 kun oo Feet Isagoo Dallad la’aan ah!! (Muuqaal)
- Aug 1, 2016
Shakhsi naftii hure ah oo u dhashay dalka Mareykanka lana yiraahdo Luc Eakins ayaa ...
shabeel Muuqaal Toos ah : Haweenay uu Shabeel Ku Qaatay Dalka……
- Jul 27, 2016
Haweenaydan ayaa gaarigii ay wadatay kasoo dagtay si lama filaan ah iyadoo isku dayaysay ...
diyaarad Diyaaradda Barri Biyoodka ah ee Dunida Ugu Weyn
- Jul 24, 2016
Dalka Shiinaha ayaa daaha ka rogay diyaaradda ugu weyn dunida ee barri biyoodka ah, ...
mucjiso Ku Ogow Mucjisada Nolosha 4 Daqiiqo Gudaheed (MUUQAAL)
- Jul 24, 2016
Noloshu waa hibo Illaahay ina siiyayay, waa hadiyadda ugu weyn ee la bixiyo, waa ...